Xiddig Liverpool U Ciyaara Oo Ku Dhaw In Uu Saxiixo Heshiis Laba Sano Ah.
Weeraryahanka Liverpool Mohamed Salah ayaa lagu soo waramayaa inuu qarka u saaran yahay inuu saxiixo qandaraas cusub oo labo sano ah oo uu...
Maxay Arsenal U Baahanyahay Si Ay Ugu Guulaysato Premier League.
Kooxda Arsenal ayaa Rajo siisay xilli ciyaareedkooda kadib markii ay garaaceen Real Madrid kulan ka tirsanaa lugta 1-aad ee wareega 8 dhamaadka tartanka...
Arsenal, Man United Mise Liverpool? Kooxda Uu Viktor Gyokeres Doonayo In Uu Ku Biiro...
Viktor Gyokeres ayaa xiisa ka helay kooxaha Manchester United, Arsenal iyo Liverpool – laakiin hal koox oo Premier League ah ayaa maskaxdiisa hormood...
Halka Arin Ee Arsenal Caawin Doona Kulanka Real Madrid Oo La Sheegay.
Waxaa jira “hal shay” oo Arsenal siinaya kalsoonida ay ku garaaci karto Real Madrid champions League lugta hore ee wareega 8 hamaadka champions...
Antony, Salah, De Gea, Van Dijk, Araujo, Zubimendi Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay Ee uuqa...
Waxa lagu jiraa dhamaadka xilli ciyaareedka iyada oo kooxaha u dagaalamayaan sidii ay meel fiican ugu dhamaysan lahaayeen.
Sidoo kale Kooxaha ayaa bilaabaya sidii...
Shaxda Ay Man United Kaga Hor Tagi Karto Man City.
Ruben Amorim ayaa lagu qasbi karaa inuu bedelo daafaca dhexe kulanka Manchester Derby ka dib markii Matthijs de Ligt uu dhaawac ka soo...