Antony, Salah, De Gea, Van Dijk, Araujo, Zubimendi Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay Ee uuqa...
Waxa lagu jiraa dhamaadka xilli ciyaareedka iyada oo kooxaha u dagaalamayaan sidii ay meel fiican ugu dhamaysan lahaayeen.
Sidoo kale Kooxaha ayaa bilaabaya sidii...
Arsenal, Man United Mise Liverpool? Kooxda Uu Viktor Gyokeres Doonayo In Uu Ku Biiro...
Viktor Gyokeres ayaa xiisa ka helay kooxaha Manchester United, Arsenal iyo Liverpool – laakiin hal koox oo Premier League ah ayaa maskaxdiisa hormood...
Arsenal Oo Wajahaysa Cabsi Ku Aadan Xaalada Gabriel
Arsenal ayaa wajaheysa walaac si ay u ogaato heerka uu gaarsiisan yahay dhaawaca muruqa Gabriel iyada oo markii hore laga baqayay inuu wajaho...
Arsenal Mise Real Madrid? Zubimendi Oo Doortay Kooxda Uu Ku Biirayo.
Martin Zubimendi ayaa jeclaan lahaa inuu u ciyaaro Real Madrid inkasta oo uu xiiso ka helayo kooxda Arsenal.
Zubimendi waxa uu ku dhawaaday in...
Diogo Jota Oo Liverpool Ku Hogaamiyay Guul Qaali Ah.
Kooxda Liverpool ayaa guul dirqi ah ka gaadhay kooxda Everton kulan ka tirsanaa premier league.
Kulanka oo ka dhacay Anfield ayaa ahaa mid ay...
Barcelona Oo Garaacday Atletico Madrid Iskana Xaadirisay Final Copa Del Rey-ga.
Kooxda Barcelona ayaa Iska xaadirisay Final Copa Del Rey-ga kadib Guushii ay ka gaadheen Atletico Madrid.
Kulanka ayay labada kooxood Soo galeen iyaga oo...